⏩ HORDHAC
➤ Rasuulkeena (scw) waa nabigii iyo rasuulki udanbeeyey anbiyadii ilaahy (sw) soo diray,
sido kale waa kan ugu fadliga badan dhammaan anbiyada.
➤ Nabigu (scw) wuxuu qudwo ama kudayasho u ahaa dhankasta leh dhammaan umadda
➤ Nabigu (scw) wuxuu qudwo ama kudayasho u ahaa dhankasta leh dhammaan umadda
islaamka ah.
⏩ AWLAADII RASUULKA (SCW)
➤ Nabiga (scw) awlaadiisu tiro ahaan todobay ahaayeen oo iskugujira wiilal iyo gabdho.
➤ Wiilashu waxay ahaayeen saddex halka gabdhuhu ay ahaayeen afar gabdhood.
👉 wiilasha waxaa lagukala magacaabi jiray sidatan:.
1- Qaasim
2- Cabdullaahi (dayib/daahir) iyo
3- Ibraahiim
👉 Gabdhahana waxaa lagukala magacaabi jiray sidatan:
1- Zeinab
2- Ruqiyah
3- Umu kalthuum iyo
4- Faaduma
➤ Dhammaan caruurta waxa nabiga (scw) udhashay khadiija (r.c), marka laga reebo Ibraahiim oo asaga waxa dhashay Maariyah bintul qibdiyah
➤ Guud ahaan caruurtu waxa ay dhinteen nabiga (scw) oo nool marka laga reebo Faaduma oo ayadu nabiga (scw) kadanbeysay.
👉 https://youtu.be/EmgcHDg3wzA?si=MHGjC6AbNW6ztNlf
.... wabillahi tawfiiq....
1 Comments
Thanks jazakallh
ReplyDelete